Loading Events

 

Jaamacadda Caalamiga Horseed waxay qabaneysaa shir-cilmiyeed, lagu soo bandhigi doono cilmibaarisyo la xiriira Dhaqaalaha, Maaliyada, iyo Tiknoolojiyada ( Economic, Finance, Entrepreneurship and Technology ( CEFET2022).
taariikhdu marka ay tahay 2da bisha Diseember, 2022.
Ciwaanka sanadkaan ee shirka waxa uu ku saabsan yahay “Sababaha keeney yaraanshaha shilin Soomaaliga iyo saamaynta uu bulshada ku yeeshey ”.
Lasocod wanagsan.
Xafiiska Warfaafinta & Warbaahinta HIU
Web: www.hiu.edu.so.
Email: info@hiu.edu.so

 

  • This event has passed.
  • Start Time
    8:00am
  • Finish Time
    5:00pm