Bandhiga kuliyada IT2020

Kuliyada ic tiiga jamacada horseed international university aya qabatay bandhig ay ardayda kuso bandhigayeen cilmiga ay barteen ardayda ayaa so bandhigtay nidaamyo kala duwan kuwaa oo loogu tala galay qeybaha kala duwan ee bulshada sida jamacadaha hospitals bankiyada Waxaa bandhiga 2020 ee faculty of computer […]

RHCSA Linux

Mogadishu, 29 December 2024; Ardeyda kulliyadda Computer Sciences and IT ee Jaamacadda Caalamiga Horseed ayaa Xarunta dhexe ee Jaamacadda loogu qabtay aqoon karorsi Ciwaankiisu yahay (RHCSA Linux ) waxaana soo jeediyay #Abdifatah Abdullahi Mohamed.

Elementor #7442

Graduation Programmes Partnership Postgraduation Programmes Fee Structure Grading System Computer Science & Information Technology Economics and Management Sciences Health sciences Veterinary Medicine and Animal Husbandry Social Sciences Sharia and Law Agriculture and Environmental Sciences Medicine and Surgery Education Biomedical Engineering Faculty of Computer Science & […]

Seminar ku saabsan u diyaar garowga Imtixaanka Form-4-ka, ayaa maanta lagu qabtey Xurunta Dhaxe ee Jaamacadda

Seminar ku saabsan u diyaar garowga Imtixaanka Form-4-ka, ayaa maanta lagu qabtey Xurunta Dhaxe ee Jaamacadda, waxaana kasoo qeyb galey Ardeyda Sanadkaan ka qalin jabineysa Dugsiyada sare, waxaana soo jeediyey 𝐔𝐬𝐭𝐚𝐚𝐝 𝐒𝐚𝐟𝐚𝐚𝐫𝐢 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐍𝐮𝐮𝐫 oo ka mid ah Macalimiinta Jaamacadda.

Admissions Open!
Enroll now for exciting partnership programs between Horseed International University and Daffodil International University!

Admissions Open!Enroll now for exciting partnership programs between Horseed International University and Daffodil International University! Master of Software Engineering with majors in:a)Data Science andb) Cybersecurity2) Master of Computer Science3)Master of Management Information SystemsDon’t miss out! Secure your spot today. #AdmissionsOpen #HIU-DIUMasterProgramsFor more information contact: 0619277660/0619277661/0616977372