Bandhiga kuliyada IT2020

Kuliyada ic tiiga jamacada horseed international university aya qabatay bandhig ay ardayda kuso bandhigayeen cilmiga ay barteen ardayda ayaa so bandhigtay nidaamyo kala duwan kuwaa oo loogu tala galay qeybaha kala duwan ee bulshada sida jamacadaha hospitals bankiyada Waxaa bandhiga 2020 ee faculty of computer […]