Posted on March 1, 2025 HIU ADMIN No Comments Maamulka iyo howlwadeenada Jaamacadda Caalamiga Horseed waxay hambalyo ku aadan Bisha barakeysan ee Ramadan u dirayaan dhammaan ummada Muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed (Ramadaan Mubarak)#RamadaanMubaarak #HIU