Seminar ku saabsan u diyaar garowga Imtixaanka Form-4-ka, ayaa lagu qabtay Xurunta Dhaxe ee Jaamacadda, waxaana kasoo qeyb galey Ardeyda Sanadkaan ka qalin jabineysa Dugsiyada sare, waxaana soo jeedinaayay Ustaad Safaari Maxamed Nuur oo ka mid ah Macalimiinta Jaamacadda.







