Kuliyada ic tiiga jamacada horseed international university aya qabatay bandhig ay ardayda kuso bandhigayeen cilmiga ay barteen ardayda ayaa so bandhigtay nidaamyo kala duwan kuwaa oo loogu tala galay qeybaha kala duwan ee bulshada sida

- jamacadaha
- hospitals
- bankiyada
Waxaa bandhiga 2020 ee faculty of computer science and information technology daahfuray Engr. Ibrahim Farah Hilawle oo ah dean-ka kuliyadda CS & IT ee jaamacadda caalamiga ah ee horseed.

Daahfurka kadib waxaa bilowday in ardayda so bandhigaan wax qabadkooda Waxaa hada Stage taagan Arday kamid ah Ardayda Manta soo bandhigayso projects ay soo sameeyeen cinwaankiisana wuxuu ahaa Blood Bank MS, waxay kusoo diyaariyeen maadada Java iyo MYSQL
Waxaa hada Stage taagan Ardayad kamid ah Ardayda Manta soo bandhigayso projects ay soo sameeyeen cinwaankiisana wuxuu ahaa pharmacy Managment System waxay kusoo sameeyeen VB.NET iyo MS SQL.
Waxaa hada Stage taagan Arday kamid ah Ardayda Mantay ka qayb qaadanayso badhiga 2020 ee kulliyadda CS and IT wuxuuna soo jeedinayaa Application lagu guulaysanaayo 1 Milyan wuxuuna kusoo diyaariyay Visual Basic.
Ardayda ayaa u istaagay heesta calanka o ah astaanta umada somaliyeed Astaanta Calanka

HIU ITDAY2020