𝐖𝐀𝐑𝐆𝐄𝐋𝐈𝐍 MUHIIM AH! Dhammaan Ardayda dhigata Iyo kuwa qalin-jabiyayaasha Jaamacadda waxaa lagu wargelinayaa in ay iska hubiyaan 𝐇𝐄𝐌𝐈𝐒 lambarkooda lifaaqa hoose,si aad u hubiso ku qor ID-gaada oo dhameeystiran. https://hiu.edu.so/hemis/ F.G: Haddii aad iska waydo, fadlan lasoo xiriir 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐚𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 kahor […]
