Bandhiga Isbuuca Technology-yadda oo Si heer sare ah ugu qabsoomay Magaalada mogadishu
Bandhiga Isbuuca Technology-yadda oo Si heer sare ah ugu qabsoomay Magaalada mogadishu
Seminar ku saabsan u diyaar garowga Imtixaanka Form-4-ka, ayaa maanta lagu qabtey Xurunta Dhaxe ee Jaamacadda, waxaana kasoo qeyb galey Ardeyda Sanadkaan ka qalin jabineysa Dugsiyada sare, waxaana soo jeediyey 𝐔𝐬𝐭𝐚𝐚𝐝 𝐒𝐚𝐟𝐚𝐚𝐫𝐢 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐍𝐮𝐮𝐫 oo ka mid ah Macalimiinta Jaamacadda.
Admissions Open!Enroll now for exciting partnership programs between Horseed International University and Daffodil International University! Master of Software Engineering with majors in:a)Data Science andb) Cybersecurity2) Master of Computer Science3)Master of Management Information SystemsDon’t miss out! Secure your spot today. #AdmissionsOpen #HIU-DIUMasterProgramsFor more information contact: 0619277660/0619277661/0616977372
We are hiring!Horseed International University is seeking a highly qualified and experienced faculty member to join our Center for Postgraduate Studies. We are looking for an exceptional teachers to fill the position/s of: Empirical Research Methods in Software Engineering, Software Engineering II Software Design Artificial […]
Mogadishu, November 09, 2023; Dhammaan Xarumaha Jamaacadda , Waxaa ka bilawday Imtixaankii dhexe ee Jaamacadda sannad dugsiyeedka 2023-2024, waxayna Jaamacadda u rajeyneysaa dhammaan ardayda guul iyo hormar. Xafiiska Warfaafinta & Warbaahinta HIU Web: www.hiu.edu.so. Email: info@hiu.edu.so
Mr. Abdulkadir Mohamed Hassan provided three months training for the participants on the History of the European Union and African Union under the project of Jean Monnet Module on European and African studies: a multidimensional and comparative approach sponsored by European Union. He explores the […]
Mr. Mohamoud Mohamed Hassan provided three months training on the Economy of the European Union and African Union for the participants under the project of Jean Monnet Module on European and African studies: a multidimensional and comparative approach sponsored by European Union. He covered the […]
Today, Horseed International University held a launching ceremony of project for European and African studies: a multidimensional and comparative approach. The project will run for a duration of three years.
Jaamacadda Caalamiga Horseed waxay hambalyo u diraysaa ardayda kaalimaha hore ka galay kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda imtixaanka Semister-ka kobaad ee Sanad waxbarasheedka 2022-2023, Waxayna Semester-kan ku dhigan doonaan si bilaash ah dedaalkii ay muujiyeen darteed. Hambalyo! Hambalyo!.