Mogadishu, 25 December 2024; Ardeyda Kulliyadda Beeraha ee Jaamacadda Caalamiga Horseed ayaa maanta Xarunta dhexe ee Jaamacadda loogu qabtay aqoon karorsi Ciwaankiisu yahay (Adopting Climate-Smart Agriculture and overcoming Challenges to Boost Farm Yields) waxaana soo jeediyay Mr. Mohamed Farah Ali.
