Loading Events

Jamacada caalamiga ah ee Horseed International University waxay Qabaneysaa Program online ah oo ciwaankiisu yahay “Research methodology”
Tababarkan wuxuu ku dhici doona hab online ah ayadoo la isticmaalayo Zoom waxaa ka qeyb gali kara dhamaan qof walbo daneynayo in uu wax ka barto cilmi barista
Tababarka waxaa bixin doona Dr: Shafie Sharif Mohamud

Tariiqda: 27/08/2020
Waqtiga 9:30 AM
Free certificate

Si aad isu diwaan galiso buuxi formkan hoose
shorturl.at/jqJU2

Si aad ula socoto wixii programka ku biir halkan
https://t.me/joinchat/QCUhVRkZOddA-o28EApUaw

  • This event has passed.
  • Start Time
    9:30am
  • Finish Time
    12:30pm
  • Email
    info@hiu.edu.so
  • Organizer
    Horseed International University

Registrations are closed for this event