https://bakeryrahmat.com/ slot demo slot gacor https://rajatoto-situs.com/ https://nvmslot898chat.com/ Tar-Tanka kuliyadda CS & IT Sanadka 1aad – Horseed International University
Loading Events

kulliyadda Cs&IT jamacada horseed international university waxa ay qabanaysaa tar-tan oo ay ardayda  sanadka 1aad

ku soo bandhigayaan waxa ay barteen inta uu socday semesterka,

iyagoo ku Tar-tami doono maadoyinka kala ah,

  1. C.language
  2. hardware
  3. HTML
  4. Mavis Beacon

groupyada tar-tami doono waxaa lagu samyn doona qiimayn sare groupka ku guulaysta waxa la gudoon siin doona shahaado,

iyadoo kulliyadda u aqoon san doonta groupka sanadka

Tar-tankan wuxu dhici doona 8/6/2021 o maalinta bari  Talaadada ah,

wuxuuna ka dhici doona  qaybta 21-october degmada waabari

waqtiga uu bilaabanayo Tar-tanka waa 9:00Am subaxnimo

Kulliyadda mar kasta waxay diyaar la tahay in Tar-tamo wax ku ool ah ay u qabato ardyda kulliyadda.

 

  • This event has passed.
  • Start Time
    8:00am
  • Finish Time
    5:00pm

Registrations are closed for this event