𝐖𝐀𝐑𝐆𝐄𝐋𝐈𝐍 MUHIIM AH!

Dhammaan Ardayda dhigata Iyo kuwa qalin-jabiyayaasha Jaamacadda waxaa lagu wargelinayaa in ay iska hubiyaan 𝐇𝐄𝐌𝐈𝐒 lambarkooda lifaaqa hoose,si aad u hubiso ku qor ID-gaada oo dhameeystiran.

https://hiu.edu.so/hemis/

F.G: Haddii aad iska waydo, fadlan lasoo xiriir 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐚𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 kahor 𝟐3 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐬𝐨 𝟐𝟎𝟐𝟓 Maalinta Axada Saacadduna tahay 03:00PM, wixii intaas kadanbeeya Jaamacaddu masuul ka ma ahan.

0615384732-0616570502-0617545411.

info@hiu.edu.so / registrar@hiu.edu.so