1st conference on economic finance, entrepreneurship and technology

  Jaamacadda Caalamiga Horseed waxay qabaneysaa shir-cilmiyeed, lagu soo bandhigi doono cilmibaarisyo la xiriira Dhaqaalaha, Maaliyada, iyo Tiknoolojiyada ( Economic, Finance, Entrepreneurship and Technology ( CEFET2022). taariikhdu marka ay tahay 2da bisha Diseember, 2022. Ciwaanka sanadkaan ee shirka waxa uu ku saabsan yahay “Sababaha keeney […]

10th Convocation Ceremony

𝐖𝐚𝐫𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧! Dhammaan Ardeyda Qalin-jabiyaasha waxaa lagu Wargelinayaa in 𝐗𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧-𝐣𝐚𝐛𝐢𝐧𝐭𝐚 ay dhicidoonto 𝟐𝟐-𝐉𝐚𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨 𝟐𝟎𝟐𝟓. Mahadsanidiin.