Tar-Tanka kuliyadda CS & IT Sanadka 1aad

kulliyadda Cs&IT jamacada horseed international university waxa ay qabanaysaa tar-tan oo ay ardayda  sanadka 1aad ku soo bandhigayaan waxa ay barteen inta uu socday semesterka, iyagoo ku Tar-tami doono maadoyinka kala ah, C.language hardware HTML Mavis Beacon groupyada tar-tami doono waxaa lagu samyn doona qiimayn […]