Mogadishu, November 09, 2023; Dhammaan Xarumaha Jamaacadda , Waxaa ka bilawday Imtixaankii dhexe ee Jaamacadda sannad dugsiyeedka 2023-2024, waxayna Jaamacadda u rajeyneysaa dhammaan ardayda guul iyo hormar.

Xafiiska Warfaafinta & Warbaahinta HIU

Web: www.hiu.edu.so.

Email: info@hiu.edu.so