𝐁𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐞𝐦𝐢𝐧𝐚𝐫 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧-𝐤𝐨𝐫𝐨𝐫𝐬𝐢

𝐁𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐒𝐞𝐦𝐢𝐧𝐚𝐫 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧-𝐤𝐨𝐫𝐨𝐫𝐬𝐢 Xarunta Jaamacadda Caalamiga Horseed (𝐇𝐨𝐫𝐬𝐞𝐞𝐝 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲) waxaa maanta booqasho aqooneed ku yimid qaar ka mid ah ardayda sanadkan ka qalin-jabinaysa 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐞. Intii ay booqashada ku jireen, ardaydu waxay kormeer ku sameeyeen qaybaha kala duwan ee Jaamacadda, iyagoo xog […]