Jaamacadda Caalamiga Horseed, Kulliyadeeda Xanaanada Xoolaha waxa ay raadineysaa: Barre dhigi kara maadooyinka kala ah:

  1. Internal Medicine,
  2. Animal Virology
  3. Animal pathology

Shuruudaha laga rabo baraha:

1.Baruhu Waa in uu ka haysta Cilmiga xanaanada Xoolaha shahaadada PHD ama Master
2.Waa in uu leeyahay khibrad wax barid ugu yaraan 5 sano.
3.Waa in uu diyaar u yahay la shaqeynta Jaamacadda Caalamiga Horseed.

Qof allaale qofkii daneynaayo wuxuu documents-kiisa(CV, Certificates,) kusoo hagaajin karaa emailkan hoos kuxusan inta udhaxeysa 23 iLaa 25 November 2021.
Emailka: hr@hiu.edu.so
Mahadsanidiin

Leave a Comment