Jaamacadda Caalamiga Horseed, Kulliyadeeda Cilmiga Cafimaadka waxa ay raadineysaa: Barre Dumar ah oo dhigi karta maadoyinka soo socda:
- Embryology.
- Child growth and development
Shuruudaha laga rabo baraha:
1.Baruhu Waa in ay haysataa shahaadada Masterka ee cilmga cafimaadka gaar ahaan (qeebta umulisada)
2.Waa in ay ledahay khibrad wax barid ugu yaraan 3 sano.
3.Waa in ay diyar u tahay la shaqeynta Jaamacadda Caalamiga Horseed.
qofkii daneynaayo wuxuu documents-kiisa(CV, Certificates,) kusoo hagaajin kartaa emailkan hoos ku xusan inta u dhaxeysa 23 iLaa 25 November 2021.Emailka: hr@hiu.edu.so
Mahadsanidiin