hadda iska diwaan-geli Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamaadda Caalamiga Horseed

hadda iska diwaan-geli Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamaadda Caalamiga Horseed
On 11th January 2023, Horseed International University, Mogadishu, Somalia and Gazi, Istanbul, Turkey signed a five-year crucial and strategic cooperation agreement. The purpose of the agreement is to achieve academic cooperation between the two universities. The agreement covers procedures and principles of education, academic and […]
Horseed International University (HIU) in Somalia has been awarded funding from the European Commission for their Jean Monnet Module on European and African studies. This project aims to train Somali students in European and African studies and help them understand and compare two regional integration […]
Kuliyada ic tiiga jamacada horseed international university aya qabatay bandhig ay ardayda kuso bandhigayeen cilmiga ay barteen ardayda ayaa so bandhigtay nidaamyo kala duwan kuwaa oo loogu tala galay qeybaha kala duwan ee bulshada sida jamacadaha hospitals bankiyada Waxaa bandhiga 2020 ee faculty of computer […]
Mogadishu, August 5, 2025; Jaamacadda Caalamiga Horseed iyo Somali Institute of Peace ayaa Heshiis is afgarad ku kala saxiixday Xarunta Dhexe ee Jaamacadda. Ujeedada Heshiiska ayaa waxa uu ku saleysnaa in labada dhinac ay iska kaa shadaan Cilmibaarista iyo tababar ka Ardayda Xafiiska Warfaafinta & […]
Welcome To 𝐇𝐨𝐫𝐬𝐞𝐞𝐝 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐔𝐧𝐢𝐯𝐞𝐫𝐬𝐢𝐭𝐲𝐀𝐝𝐦𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧 𝐢𝐬 𝐨𝐩𝐞𝐧 𝐟𝐨𝐫 𝐚𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐢𝐜 𝐲𝐞𝐚𝐫 𝟐𝟎𝟐𝟓-𝟐𝟎𝟐𝟔.
Seminar ku saabsan u diyaar garowga Imtixaanka Form-4-ka, ayaa lagu qabtay Xurunta Dhaxe ee Jaamacadda, waxaana kasoo qeyb galey Ardeyda Sanadkaan ka qalin jabineysa Dugsiyada sare, waxaana soo jeedinaayay Ustaad Safaari Maxamed Nuur oo ka mid ah Macalimiinta Jaamacadda.
Subject: Request for Quotation (RFQ) for Telemedicine Equipment To whom it may concern Horseed International University is seeking quotations from qualified suppliers for the procurement of telemedicine equipment as per the specifications below: Item Description Quantity Portable Telemedicine Kits 2 Surgery Monitors 2 Telemedicine Cart […]
𝐖𝐀𝐑𝐆𝐄𝐋𝐈𝐍 MUHIIM AH! Dhammaan Ardayda dhigata Iyo kuwa qalin-jabiyayaasha Jaamacadda waxaa lagu wargelinayaa in ay iska hubiyaan 𝐇𝐄𝐌𝐈𝐒 lambarkooda lifaaqa hoose,si aad u hubiso ku qor ID-gaada oo dhameeystiran. https://hiu.edu.so/hemis/ F.G: Haddii aad iska waydo, fadlan lasoo xiriir 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐚𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 kahor […]
Mogadishu, 29 December 2024; Ardeyda kulliyadda Computer Sciences and IT ee Jaamacadda Caalamiga Horseed ayaa Xarunta dhexe ee Jaamacadda loogu qabtay aqoon karorsi Ciwaankiisu yahay (RHCSA Linux ) waxaana soo jeediyay #Abdifatah Abdullahi Mohamed.